Daawo:-Dadka Abaaruhu Ay Waxyeeleeyeen Oo La Gaadhsiiyay Biyo Iyo Baad

    0

    Hargeysa(Slpost)-Waxa la gaadhsiiyay biyo iyo baad xoolahu ay cunaan dadka abaaruhu ay ku dhufteen ee waqooyiga Hargeysa halkaas oo xoolahu ay haatan ku sugan yihiin xaalad biyo iyo cuno la’aan ah.