Daawo:-Berbera Lacag Deeq Ah Oo Lagu Wareejiyay Hooyo Haysata Ubad Xanuusan By News Editor - March 14, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Berbera(Slpost)-Waxa magaalada Berbera la gaadhsiiyay tabrucaad hooyo la xanuunsanaysa afar caruur ah oo dhimirka wax ka qaba, waxaana hooyadan lagu wareejiyay deeq lacag ah oo uu urur ugu tabarucay. https://youtu.be/U83QRJY-bpM