Daawo:-Baligubadle Oo Si Yaabbadan Cirro iyo Waftigiisii Looga Soo Dhaweeyay

    0

    Baligubadle(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa si aad u diiran loogu soo dhaweeyay Baligubadle, waxaana dadku ay halkaas ka lahaayeen waa geesigii oo ana godob lahayn.