Daawo:-Kuuriyada Koonfureed iyo Maraykanka Oo Dhoolatus Milatari Wadasameeyay

    0

    Gacankakuuriya(Slpost)-Maraykanka iyo kuuriyada koonfureed ayaa ku sameeyay dhoolatus milatari gacanka kuuriya kadib markii mudooyinkii ugu danbeeyay hanjabaadaha kuuriyada waqooyi ay ahaayeen kuwo isa soo taraaya.