Daawo:-Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Oo ka Hadlay Xaalada Buuhoodle iyo xilkooda By News Editor - March 13, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Gudoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamed Aadan ayaa ka hadlay xaalada Buuhoodle iyo sababta ay uga qaybqaadan waayeen guurti ahaan dhacdooyinkii amni daro ee dhawaanahan ka dhacay gobalak Saaxil.