Daawo:-Faarax Murtiile Oo Waraysi Qosolbadan Laga Qaaday

    0

    Hargyesa(Slpost)-Faarax murtiile oo ah abwaan qurbaawi ah ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay joogay dalka waxaana waraysi lagala yeeshay xaalada dalka iyo waxyaabaha uu ka yaabo qaar farxad galiya iyo qaar ka cadhaysiiya.