Hargeysa(Slpost)-Gudoomiyaha madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka Xasan Guure Jaamac ayaa xisbiyada dalka ka jira ku tilmaamay kuwo isugu biyo shubtay goobo dad ay leeyihiin, waxaanu daboolka ka qaaday in aanay jirin cid haatan loo codayn karaa.
https://youtu.be/Wy1HGGCLNVI

