Daawo:-Xukuumada Oo Ka Hadashay Xadka Itoobiya Ee La Xidhay By News Editor - March 12, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Wasiir ku xigeenka xidhiidhak gobalada Jaamac Cabdilaahi Biin ayaa ka hadlay xadka baligubadle iyo Gabiilay oo ay xidhay Itoobiya iyada oo labadaas gooboodba haatan aya ka bilaabmatay diiwaangalintii codbixiyayaasha.