Jawhar(Slpost)-Wabiga Shabeele ayaa biyahiisu gudheen isla maraasna si caadi ah loogu dul lugayn karaa isaga oo aan wax biyo ah marayn, waxaana taas sababay abaar xoogan oo ku dhuftay wadamada geeska Afrika oo ay ku jirto Itoobiya oo waxbigaasi uu ka soo bilawdo.
https://youtu.be/j_C7LOjR7lM

