Daawo:-Kooxda Cali Khaliif Oo Mar Kale Soo Hanjabay Kadib Markii Ciidanka Qaranku Dultagay

    0

    Buuhoodle(Slpost)-Qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka kooxda khaatumo ayaa ka hadlay xaalada deegaankooda oo uu ku tilmaamay inay wali cakirantahay, waxaanay soo bandhigeen gaadiid dagaal oo jiida ka soo laabtay.