Daawo:-Jamaal Cali Xuseen Oo Sheegay In Gabiilay Tahay Halka Xisbiga Ucid Uu Ka Soo Noolaaday

    0

    Gabiilay(Slpost)-Musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal CalI Xuseen ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Gabilay oo diiwaangalintii ka bilaabmatay, waxaanu magaaladaas u muujiyay jacayl iyo sida uu ugu qanacsanyahay.
    https://youtu.be/voTvn-x40fw