Daawo:-Israa’il Oo Baabisay Idaacada iyo Tilifishanka Falastiin

    0

    US(Slpost)-Ciidamada Israa’il oo aad u gaashaaman ayaa qabsaday isla markaasna baabi’iyay idaacada iyo tilifishanka Falastiiniyiinta sida o kale dad ayaa ay kala baxeen xarumahaas iyo qalabkuu ay ku shaqaynaayeen.