Daawo:-Afhayeen Waddani oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Xilka Laga Qaaday

    0

    Hargeysa(Slpost)-Ibraahin Mahadi Buubaa afhayeenka Waddani ayaa ka hadlay warar laga baahiyay oo uu ku tilmaamay inay tahay dacaayado.