Sheekh Aadan-siiro oo Ka Hadlay Tilmaamaha Hoggaamiyaha Somaliland u Bahantahay

    0

    Hargeysa(Slpost)-Sheekh Aadan Siiro ayaa si qiiro leh uga hadlay hogaamiyaha wanaagsan ee umadda muslimiintu ay doonayso inuu hogaamiyo.