Hargeysa(Slpost)-Warshadaha Dacarbudhuq oo dadka deegaanku ay ka cawdeen ayaa wasaarada deegaanku ay ka so saartay qodobo wax agaga qabanaayo dhibaatada deegaanka iyo dadkaba ay u gaysteen, waxaana la amray in aanay dalka ka bixi karin inta aanay hawshaas fulin.

