UK(SLpost)-Kooxdan tuugta ah ayaa hore la sheegay inay u dhaceen suuqa kaydka dahabka ee dalka Ingiriiska, waxaana tuugadan lagu qiimeeyay tuuganimadii ugu cuslayd mudo qarni ah ee dalkaas soo waajahdo, inkasta oo xabsiga lagu xukumay aanu aad u dheerayn hadana waa la xukumay

