Daawo:-Shirkada Baabuurta Ford oo Soo Saartay Gaadhi Boolis Aanay Rasaastu Karayn iyo Tijaabada Lagu Sameeyay By News Editor - March 11, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargyesa(Slpost)-Shirkada baabuurta ee Ford ayaa soo saartay gaadhi booliska loogu talo galay oo aanay karayn xabadu, waxaana gaadhigaas ooda lagaga qaaday rasaas markii tijaabada lagu samaynaayay.