Daawo Ilma Yar Oo Dabaq Dheer Ka Soo Dhacay iyo Sida Loo Badbaadiyay By News Editor - March 11, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram China(SLpost)-Ilmahan yar ayaa ka soo dhacaaya dabaq dheer waxaana markiiba arkay dad tiro badan oo boolisna ku jiro marka uu sidaas u soo dhacay isaga oo aan dhulka gaadhan ayaa uu ruux qabtay.