Daawo:-Hawlwadeenada Komishanka Doorashooyinka Saaxil oo Maanta Lakala Diray By News Editor - March 11, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Saaxil(SLpost)-Hawlwadeenada iyo agabka diiwaangalinta codbixiyayaasha gobalka Saaxil ayaa maanta loo kala diray tuulooyinka iyo degmooyinka uu gobalkaasi ka kooban yahay. https://youtu.be/R0QlTziicsw