Daawo:-Xisbiga Kulmiye Oo Lagaga Mudaharaaday Magaalada Darigodle

    0

    Darigodle(Slpost)-Deegaanada Darigodle ayaa lagaga mudaharaaday guddoomiye Muuse Biixi oo wakhtigaas ku sii jeeday magaalada Berbera isla markaaasna damacsanaa inuu ku hakado magaaladaas.