Hargeysa(SLpost)-Shinbirtan oo loo yaqaano Badriiq ayaa odaygu uu ka badbaadiyay iyada oo ku haftay shidaal bada ku daatay wakhtigaas oo halkaas ay ku maraysay xagaa bax, waxaanu gurigiisa ku hayay mudo dheer hada sanad kasta wakhtiga shinbirtaas iyo ehelkeedu ay soo xagaa baxaan way soo booqtaa odaya oo u mahad naqdaa.
https://youtu.be/5eGFi0udYi8

