Buuhoodle(Slpost)-Ciidamada Somaliland ayaa ku ruqaansaday deegaanada Buuhoodle iyo wadooyinka soo gala waxaan magaaladaas haatan alga dareemayaa saansaan colaadeed iyo ciidan urursi, sida oo kale kooxda khaatumo waxa ay soo bandhigtay hubkeeda.
https://youtu.be/TkVzYMkhgpo

