Daawo”Dawlad wal oo timaadaa beebmay u ridataa dekeda… Dhinac kasta waa laynaga ciilay” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble iyo iyo Saaxil By News Editor - March 9, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Saaxil(Slpost)-Xildhibaan Siciid Cilmi Roobe ayaa dadweynha gobalka Saaxil siweyn ula hadlay isaga oo la socday waftigii Cabdiraxmaan Cirro ee socdaalka ku maraayay magaalooyinka gobalka Saaxil oo dhawaan diiwaangalintu ay ka bilaabmi doonto.