Daawo:-Xildhibaano Ka Tirsan Dawlada Somaliya Oo Cali Khaliif Kula Shiray Buuhoodle By News Editor - March 9, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Buuhoodle(Slpost)-Xildhibaano ka tirsan baarlamanak Somaliya ayaa soo gaadhay Buuhoodle isla markaasna shir la qaatay Cali Khaliif iyo kooxda khaatumo.