Daawo:-Gobalka Saaxil oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Musharax Muuse Biixi iyo Wafti uu Hogaaminayo

    0

    Saaxil(Slpost)-Inta abdan magaalooyinka u dhaxeeya Hargeysa iyo Berbera ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay musharax Muuse Biixi Cabdi iyo wafti balaadhan oo uu hogaainaayo.