Daawo:-Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dilka Uu Ugu Hanjbay Guddoomiye Cirro

    0

    Hargeysa(Slpost)-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu dilka ugu hanjabay Cirro se uu ku lamneeyay hadalkiisa hadii sharcigu lumo, waxaanu ka hadlay arintu sida ay ku timi.