Hargeysa(Slpost)-Faysal CalI Waraabe ayaa ka hadlay sida uu u arko in la aqbalay dacwadii ay ka gudbiyeen labada xisbi ee kale, waxa uu faysal xisbiyada kale ku eedeeyay inay masuuliyiintoodu ku cusub yihiin saaxada siyaasada.
https://youtu.be/RdW43xjCmC4

