Hargeysa(Slpost)-Qaar ka mid ah gudida ictiraaf raadinta Somaliland ee Swedan iyo safiirka Somaliland dalkaas u joogaya ayaa kulan la qaatay maaramanaka dalkaas, waxaanay kaga wada hadleen arimo muhiim ah oo ictiraafku ugu horeeyo.
https://youtu.be/SpovXBVT6Y8

