Hargeysa(Slost)-Labada xisbi ee Kulmiye iyo Waddani ayaa xisbiga Ucid uu ku eedeeyay inay ku kaceen anshax Xumo dhanka ollalaha ah oo ay wadeen intii diiwaangalintu ay ka socotay gobalada dalka, waxaana maanta komishanku isugu yeedhay xisbiyada isaga oo dacwada Ucid uu soo gudbiyay la wadaagay go’aana soo saari doona.
https://youtu.be/_6_vl2sv3LM

