Hargeysa(Slpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa dhaliilo u jeediyay xisbiyada Kulmiye iyo Waddani oo goobha kolba diiwaangalinta laga bilaabayo olole ka sameeya, waxaanu sida oo kale ka hadlay arimo kale.
https://youtu.be/8phbtVv96dU

