Daawo Somaliland: Cabbirka Dhulka oo GPRS Lagu Salayn Doono Dhulka Beeran Ruqsad Siintiisa By News Editor - March 7, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Wasiirka beeraha Ayaa daboolka ka qaaday in waxii haatanka danbeeya ay GPRS-ka ku isticmaali doonana dhulka Somaliland isla markaasna aan ruqsad beereer la siin doonin dadka dhul doonka ah ee aan waxba ka beerin dhulka.