Daawo:-Ollale Dhirayn Ah Oo Lagu Qaybinaayay 6000 Oo Geed Oo Wasaarada Deegaanku Soo Gabogabysay By News Editor - March 7, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Ollolahan ayaa ah mid dugsiyo iyo jaamacado lagu gaadhsiiyay dhir loogu talo galay in wax lagaga qabto deegaanka sii xumaanaya ee dalka.