Daawo:-Arday Wax Ka Barata Burco Oo Shil Gaadhi Ku Gashay Yuruube iyo Burco Inta U Dhaxaysa

    0

    Hargeysa(Slpost)-Gaadiidka u kala baxa Yuroobe iyo magaalada Burco mid ka mid ah ayaa shil ku galay wadada waxaan ku dhaawacmay arday dhiganaysay dugsiyada Burco.