Hargyesa(Slpost)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa xukuumada ku dhaliilay in aanay doonayan inay soo afjardo saraakiisha la laynaayo, waxaanu ka hadlay dilkii ugu danbeeyay ee taliye Casayr
https://youtu.be/q5PAWU4UYio

