Daawo”Tan iyo intii xukuumada madaxweye Axmed Siilaanyo dalka qabsatay cida la cunsuriyadaynayaa Subeer Awal ma dhaafsiisina” Suldaanka Guud Ee Awal By News Editor - March 6, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Suldanaka guud ee Subeer Awal ayaa xukuumada Somaliland ku tilmaamay kid cunsuriyadaynaysa beeshiisa, waxaanu soo jeediyay waxyaabo badan oo uu ku tilmaamay inay tahay in xukuumadani wax ka qabato.