argeysa(SLpost)-Abawaano iyo jilayaal reer Somaliland ah ayaa ka hadlay xaalada qadhaadh ee haatan ay Somaliland la marayso qabyaaladu, waxaanay ka dayriyeen siyaasiyiinta dalka qaab adeegsigooda qabyaalada dalka kala qoqobtay
https://youtu.be/rbYCuTmqNeQ

