Daawo:- Taliye Fadal oo ku Dhawaaqay Inay Qabteen Sadexdii Dablayda Ahaa Ee Baxsaday Balana Qaaday Cid Kasta Oo Kiiskugalo Inay Soo Qabanayaan By News Editor - March 5, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Saaxil(Slpost)-Taliyaha ciidanka booliska Cabdilaahi fadal Iimaan ayaan ku dhawaaqay inay qabteen sadexdii ka baxsaday dablayda ee aanay hore ciidanku u qaban, waxaanu sheegay inay soo qaban doonaan qof kasta oo arintaas ku lug yeesha