Daawo:-Garaad Ismaaciil iyo Cuqaal Si Buuxda Uga Hadlay Deeganka Bixin Dhaliilana U Jeediyay Puntland

    0

    Sool(SLpost)-Salaadiin iyo cuqaal ka tirsan deegaanka Sool ayaa tagay Bixin oo haatan ay la wareegtay Puntland iyo muranka ka taagan xuduuda deegaankaas, waxaanu eedaymo u jeediyeen Puntland.