Daawo Sheekh Aadan-Siiro “Dilalka Saraakiishu waxaanu u aragnaa Maamul Xumo.”

    0

    Hargeysa(SLpost)-Sheekh Aadan Siiro ayaa ka hadlay dilka saraakiisha ee dalka ku soo batay oo uus heegay inay yihiin wax ka yimi cadaalad daro.