Daawo”Anagaa Gacan Bir Ah Ku Soo Qabanayna Cida Dilka Gaysatay iyo Cidii Taakulaysayba”Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Dilkii Taliyaha By News Editor - March 2, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Warancade ayaa ka hadlay dilkii taliyihii gobalka Saaxil gaasgaanle Casayr waxaanu sheegay inay gacan bir ah ku soo qabanayaan cidii dilka gaysatay intii taakulaysayba. https://youtu.be/V6C_-CwIqDg