Ceerigaabo(Slpost)-Dad gadoodsan ayaa ka mudaharaaday dilkii dablaydu ugu gaysatay taliyihii gobalka Saaxil duleedka magaalada Biyalay oo ka tirsan gobalkas Saaxil, waxaana dadkan oo taliyahaas la wadaaga hayb ay isugu soo baxeen muharaad rabashado isku rogay markii danbe

