Finland(Slpost)-Waryaha caanka ah ee Cabdisalaan Hereri ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay barnaamijyo xiiso badan oo taabanaya nolasha dadka Soomaalida ah ee ku nool dalka Finland waday, waxaana haatan kulan balaadhan yeeshay isaga iyo bushada inteeda badan.

