Hargeysa(Slpost)-Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cirro ayaa ku dhawaaqay inay ka shireen ka xisbi ahaan in wadahadal ay la furaan garabkii isbahaysiga ee ka cadhooday xisbiga Kulmiye, waxaanu daboolka ka qaaday inay fureen wadahadalkaas.
https://youtu.be/VESWcGgEjh8

