Daawo”Somalilad waxay ka digaysaa faragalinta qaawan ee cadaawadu ku dheehantahay ee maamulgobaleedka Puntland uu ka wado xuduudaha bari” Wasiirka Warfaafinta Somaliland By News Editor - March 1, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Wasiirka warfaafinta Somaliland Cadaani ayaa maamul gobleedka Somaliya ee Puntland ku eedeeyay inay colaad iyo deegaamaynba ka wadaa xuduudaha bariga ee Somaliland.