Daawo:-Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Ku Dhawaad Labaatan Darawal Oo Tahriibayaal Dalka Soo Galinayay Xukuntay By News Editor - March 1, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-maxkamada degmada Hargyesa ayaa xukuno ku riday laabtan darawal oo waday gaadiid lagu tahriibinayay Itoobiyaan tiro badan oo dalka soo galayay. https://youtu.be/9cSi6RZZtOI