Daawo:-Faysal Cali Waraabe Oo Gaadhay Lawyacado oo Diiwaangalintii Ay Ka Socoto Talooyina U Diray Komishanka

    0

    Hargeysa(SL)-Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa gaadhay goobo ay diiwaangalintu ka socoto oo ay ka mid tahay Lawyacado waxaanu la hadlay shacabiga isaga oo komishanka u soo jeediyaya talooyin wax lagu hagaajinaayo