Daawo:-Wafti Itoobiyaan Ah Oo Soo Gaadhay Somaliland iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadli Doonaan Xukuumada By News Editor - February 26, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Wafti balaadhan oo ka socday dalka Itoobiya ayaa Soo gaadhay caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeysa,kuwaas oo ay xukuumada ka wada hadli doonaan arimaha ganacsiga iyo waxbarashada iyo arimo kale. https://youtu.be/JbBfu2qPzRU