Daawo:-Maydadka iyo Dhaawaca Qaar Ka Mid Ah Dadkii Shilka Maanta Galay Oo Cisbitaalka Hargeysa La Soo Gaadhsiiyay By News Editor - February 26, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Taliyaha ciidanka booliska Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa ka hadlay shirlkii maanta ka dhacay galbeedka Somaliland, waxaanu sheegay inay halkaas saraakiil baaditaan saaysa ay u direen https://youtu.be/Rm_tG-fXLKs