Daawo:-Diyaaradaha Kiiniya Oo Duqeeyay Musaajid Ku Yaala Somaliya Maanta Oo Jimce Ah

    0

    Somaliya(Slpost)-Diyaaradaha dagaalka ayaa duqaymo ka wada dalka Somaliya tan iyo intii askarta badan lagaga laayay Ceelcade, waxaanay maanta duqayn u qaysteen mashjid iyada oo maata ay ahayd jimce dad badana la filaayay inay masjidkaas ku tukanayaan.
    https://youtu.be/yCMKp_VecNI