Daawo”Somaliland Shirarkii hore ee jiri jirayba waa ay ka maqnaayeen” Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Maqnaashaha Somaliland Ee Shirkii Turkiga By News Editor - February 25, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Turky(Slpost)-Madaxweynaha SOmaliya xasan sheekh ayaa ka hadlay maqnaasha shirkii turkiga ee Soomaalida ay ka maqnaayeen Somaliland waxaanu dhacdadaas ku tilmaamay mid horeba u dhaci jirtay